Halkan ka Akhriso Magacyada Dagaalyahandii Al Shabaab ee weeraray Garoonka Bali-Doogle

Al Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay kusoo bandhigeysay dagaalyahanadii Al Shabaab ee weeraray garoonka diyaaradaha Bali-Doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo xarun u ah ciidamo Mareykan ah iyo ciidamo kale oo katirsan kumaandooska Soomaaliya. Muuqaalka Al Shabaab soo bandhigtay ayaa laga dhax arkayay dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarka qaaday oo ku labisan darees ciidan … Continue reading Halkan ka Akhriso Magacyada Dagaalyahandii Al Shabaab ee weeraray Garoonka Bali-Doogle